Page 1 of 1

Musa sultan abtirs

PostPosted: Sat Sep 24, 2016 5:47 am
by abutalib
Muse sultan Cali omar subclans
Mohamed muse
Fahiye Musa
Farah Musa
Samatar musa....

Re: Musa sultan abtirs

PostPosted: Sun Feb 18, 2018 11:06 am
by omar
sxb adoo raali ah maxamed muuse intee u kala baxaa???
waxaa maqley in muuse suldaan uusan ka mid aheyn beesha cismaan maxamuud balse ay yihiin inta badan ciidamadii boqor tooyada oo ka kooban qabiil kasta oo majeerteen ah waloow cismaan maxamuudna ka mid yihiin iyo kuwo kaloo badan ,,