Page 1 of 1

abtirsigeeyga

PostPosted: Sun Dec 16, 2018 9:49 pm
by omar
beesha ismaaciil maxamed(maxamed muuse) majeerteen-mudug iyo kismaayo,,,,


ismaaciil maxamed-

1-xirsi ismaaciil,
2-fahiye ismaaciil,
3-wacays ismaaciil,
4-faatax ismaaciil,

xirsi ismaaciil,

reer cigaal,
reer cali,
reer warfaa,
reer liibaan,

beeshaan waxey ka mid tahay beelweynta maxamed taloreer(wadal muge) waxaana la qiyaasaa in ay gobolka mudug yimaadeen waqtigii cali yusuf kanadiid ayagoo ka mid ahaa ciidamadiisii, beeshan waxeey degtaa gobolka mudug gaar ahaan deegaanka bursalax tuulo barwaaqo afgub dameer joog ilaa iyo miyiga ayadoo ka mid ah beelaha majeerteen ee daga deegaanka loo yaqaan ciidka iyo gudaha itoobiya,, sidookale deegaanka urungu iyo malday oo ka mid ah deegaanada hoosyimaada kismaayo ,,, saldanadii cali yusuf kanadiid waxey ka mid ahaayeen hogaamiyayaashii caanka ahaa sida cali faarax abokor( caraaba diid) oo ka mid ahaa waqtigaas,,,,