abtirsiga beesha maxamed taloreer

Include your ancestry in the project, and post your abtirsi.
Forum rules
To post on the forum please PM James Dahl for posting rights. This is sadly necessary due to spam bots.

abtirsiga beesha maxamed taloreer

Postby omar » Fri Jan 19, 2018 10:27 pm

my abtirsi
maxamed taloreer-(reer maxamed) walalo-xasan taloreer (himidoor)- xuseen taloreer(siwaqroon)
-maxamed taloreer waxuu dhaley yacquub (wadalmuge), cali (malismuge) cabdi (talomuge)
yacquub (wadalmuge) wuxuu dhaley---

samawadal-saalax-nuux-xaamud-cabdikariim-muuse ,
muuse wuxuu dhaley,
1-maxamed
2-idiris,
maxamed muse wuxuu dhaley,
1-abkokor
2-ismaciil
3-siciid
4-nuux
5-cali
ismaaciil maxamed waxuu dhaley,
1-faahiye
2-faatax
3-waceys
4-xirsi
xirsi ismaaciil wuxuu dhaley,
1-cali
2-cigaal
3-libaan
4-warfaa


NB sama wadal waxeey ka mid tahay beel weynta wadal muge ee reer maxamed talo reer waxeey ka guureen iyaga iyo walaalkood talo muge deegaanka sool ee buuro wadal kadib dagaal dhexmarey dhulbahante iyo majeerteen , waxeey hada dagan yihiin kenya iyo ethiopia hadii aad heysid macluumaad ka duwan taariikh daan waad ku darsan kartaa mahadsanidiin
omar
 
Posts: 6
Joined: Fri Jan 19, 2018 9:04 pm

Re: abtirsiga beesha maxamed taloreer

Postby INAMUKTAAR330 » Fri Oct 19, 2018 4:33 am

Marka hore waxa kan aad qortay maxaad ooga gol leedahay ??? Ma inaad dadka marin habaabiso ??

Waxaad Tiri beelwaynta Talamuge Muuse Yuusuf ee Ogaden waxay la dhasheen qolo yar oo Majeerteen ah adigoo ka tibaaxaya magacyadooda isku eg !!! Wadalamuge iyo Talamuge ..Bal kawrn hadaan anna ku dhaho qabiiladan hose way wada dhasheen maadama at isku magac dhawyihiin xaga qorida iyo dhawaaqa !!!!!!

Iidoor (isaaq)
Himidoor(Majeerten)
Nabdidoor(Majeerteen)
Nimidoor (Gadabuursi )


Waxaad soo qortay waa been iyo wax kama jiraan ..qolo yar oo Majeerteen ah ayd garab dhigaysaa beel ka mid ah beelaha ugu waawayn Ogaden .


Talamuge...Muuse...Yuusuf ..Kaanti...Kalokan..Barwaaq---Tagaalwaaq--Ogaden---Absame --Kuumade--Kablalax--Daarod


Talamuge waa

Siinwaaq
Samawadal


Siinwaaq waa

Samajecle
Cabudwaaq

Cabudwaaq waa 8 qabiil

Ree Yaxye
Ree Qaasin
Ree Guleed
Ree Daaud
Ree Adaangeri
Ree Maxaad
Ree Muuse
Ree Haaruun

Samadawal waa labo

Maxamad Samawadal
Ibrahim Samawadal

Ibrahim waa

Geelxiis Ibrahim
Gaaye Ibrahim
Cigaal Ibrahim
Ashantalis Ibraahim
Cabdalle Ibrahim

Cabdalle waa 9

Maxaadcase Cabdalle
Saleebaan Cabdalle
Cabdikariin Cabdalle
Aadan Cabdalle
Celi Cabdalle
Maxaad Cabdalle
Abokor Cabdalle
Gandaal Cabdalle
Golcade Cabdalle


Wataa beelweynta Talamuge! Ka fuq reerka oo ha garab dhigin waxaan la garanaynin iyo yaryarka Majeerteenka ...Teeda kale,waa kugu nacasnimo inaad moodo reerihii isku magac egba ineey wada dhasheen.
INAMUKTAAR330
 
Posts: 13
Joined: Wed Jan 06, 2016 7:19 pm

Re: abtirsiga beesha maxamed taloreer

Postby omar » Sun Dec 16, 2018 9:29 pm

ogaadeen oo dhan baa sheegad ah marka hore idinku qabiil kiina abtirsigiisa saxa anaga kaa yaga waa saxsan yahay waana og nahay talomuge in uu yahay maxamed taloreer,,,,, tankale magacyo isku eg cidna kama hadal ee abtirsigu meeshuu galo ayaa laga hadley,, marka wardeyda iyo mareexaanka laga saaro inta kalena waa majeerteen.....hadaa ogaadeen tihiin bal abtirsi saxan oo umadu qaadato noo keena boqol nooc baad ukala abtirsataan,,,,,, maalin guur ma ogaadeen baa???? reer cusmaan ma ogaadeen baa mise waa mareexaan? maakaahiil ma ogaadeen baa??? bal abtirsi sax ah nookeen,, majeerteen yaryar meesha majoogee maxamed taloreer baa jooga oo bari ilaa mudug ilaa jubooyinka dagan samawadal na waa ina maxamed taloreer,,,,,nabadeey
omar
 
Posts: 6
Joined: Fri Jan 19, 2018 9:04 pm

Re: abtirsiga beesha maxamed taloreer

Postby INAMUKTAAR330 » Sat Jan 05, 2019 4:29 am

Maxaa cayda keenay ? Ogaden oo dhan ayaa sheegad ah ????? really?? .Bal ninkoow dib isugu noqo .

Waa laangaab caadadii inuu reero ka nasabsan isku marmaro kkk ..

Ugu horayn ,aan wax yar kuu iftiimiyo magacyadii qadiimiga ee isugu ekaaa !!

--een--

Ogadeen
Majeerteen
Weyd-teen
Awraadeen
Mobleen
Udeejeen

--Mooge --

-Tala'mooge (talamuge)
-Siinmooge
-Faramooge
-Walaxmooge
-Malismooge
-Wadalmooge
-Sharmooge

-Same --

Absame
Awsame
Abtisame
Reerasame
Ayaansame
Maqalsame
Waxaadsame
Araarsame
Hawraarsame
Warsame

--Doon---

Bahdoon
Geeldoon
Abtidoon
Jimacadoon
Aardoon
Shirdoon
Gobdoon
Walaaldoon


-yahan--

Cawlyahan
Biciidyahan
Deeroyahan
Ugaadhyahan
Cusboyahan

--door---

-Iidoor
-Nacdoor
-Himidoor
-Makadoor
-Nimidoor
-Nabidoor

Hadaba waxaasoo qabiil ee is qaabka u dhigma ma wada walaala mise magacyadooda uunbaa isku eg ????? Caqligu ha shaqeeeyo mudane .



Ugu dambayn ,ma adoo Majeerteen ah ayd maanta maanta Ogaden sheegad Ku cayday ???? Gablan tala aduunyooy maxaa tu walba loo joogay ! Aan kuu qaadaa dhigo miskiinoow abtirsiinta Ogadenka .


Ogaden
---Tagaalwaaq Ogaden

-------Cumar Tagaalwaaq
-------Barwaaq Tagaalwaaq

Kaanti Barwaaq(Miyir -Walaal)
Amuudaan Barwaaq (Maqaabul)

----Xaaji Makaahil Amuudaan
----Sacad Amuudaan(Ree Sacad)


Kaanti
---Yuusuf Kaanti

-Qaal Yuusuf
-Abreere Yuusuf
-Camar Yuusuf
-Muuse Yuusuf


Maloonke Muuse (Faqi iyo Cabdikarin)
Habar Racad Muuse
Tol'mooge Muuse
Siciid Muuse


Tol'Mooge (Talamuge ) waa

Siinwaaq Talamuge
Samawade Talamuge


Siciid Muuse
--------Sagaalka Baahale siciid

-Subeer Baahale (Bah Tanade)
-Cawlyahan Baahale(Bah Tanade)

-Ciise Baahale (Bah Geri)
-Xamar Baahale (Bah Geri)
-Jibraail Baahale (Bah Geri )
-Saleebaan Baahale (Bah Geri)

-Wagad Baahale (Bah Xumeey)
-Cali Baahale (Bah Xumeey)
-Jideed Baahale ( Bah Xumeey )
Last edited by INAMUKTAAR330 on Sun Jan 06, 2019 6:18 pm, edited 2 times in total.
INAMUKTAAR330
 
Posts: 13
Joined: Wed Jan 06, 2016 7:19 pm

Re: abtirsiga beesha maxamed taloreer

Postby INAMUKTAAR330 » Sat Jan 05, 2019 5:55 am

Samawadal Talamuge waa afarta ilma Ibrahim iyo adeerkood

-Cabdalle Ibrahim
-Ashantalis Ibrahim
-Gaaye Ibrahim
-Geelxiis Ibrahim

Adeerkood waa Maxamad Samawadal (Ree Maxamad )


Cabdalle waa laandhere ka mid ah qabaailada ugu muga wayn Ogaden .Sagaalka Cabdalle

Dudub Cabdalle
Axmad Cabdalle
Celi Cabdalle
Maxaad Cabdalle
Aadan Cabdalle
Gandaal Cabdalle
Saleebaan Cabdalle
Cabdikariin Cabdalle
Maxaadcase Cabdalle
INAMUKTAAR330
 
Posts: 13
Joined: Wed Jan 06, 2016 7:19 pm

Re: abtirsiga beesha maxamed taloreer

Postby INAMUKTAAR330 » Sat Jan 05, 2019 6:01 am

Siinwaaq Talamuge waa 8 dab


1.Ree Maxaad
--Gobdoon Maxaad
--Gobe Maxaad

2.Ree Daaud
--Kooshin Daaud
--Weeyd Daaud

3.Ree Muuse
--Cawl Muuse
--Xasan Muuse
--Aadan Muuse
--Ismaaciil Muuse

4.Ree Aadan Geri
--Cabdi Aadan
--Maxamud Aadan

5.Ree Haaruun
--Jibriil Haaruun
--Cumar Haaruun
--Allamagan Haaruun

6.Ree Guleed
--Siciid Guleed
--Jibriil Guleed

7.Ree Qaasim
--Cali Qaasim
--Aadan Qaasim
--Maxamud Qaasim

8.Ree Yaxye
-Nageeye Yaxye
-Maxaad-Jecle Yaxye
INAMUKTAAR330
 
Posts: 13
Joined: Wed Jan 06, 2016 7:19 pm

Re: abtirsiga beesha maxamed taloreer

Postby INAMUKTAAR330 » Sat Jan 05, 2019 6:03 am

OGADENKA MARKA SADEX LOO QAYBSHO ,TALAMUGE WAA QAYBTA LABAAD

1.BAAHALE
2.TALAMUGE
3.MAQAABUL
INAMUKTAAR330
 
Posts: 13
Joined: Wed Jan 06, 2016 7:19 pm

Re: abtirsiga beesha maxamed taloreer

Postby INAMUKTAAR330 » Mon Jan 07, 2019 9:43 am

Maalinguur

- 12ka Ree Ugaas Samatar

Dalal Samatar
Guleed Samatar
Wacays Samatar
Boon Samatar
Cilmi Samatar
Xirsi Samatar
Faarax Samatar
Magan Samatar
Nuur Samatar
Buubaal Samatar
Bihni Garaad Samatar


Ree Sacad (Xasan iyo Ibrahim)
Camar
Qaybo cabdille yaryar ah

Magaca Maalinguur waa is bahaysi ka koobnaa Ree Ugaas Samatar iyo Ogaden yaryarka LA deegaanka ah.lakiin ,waayadan wuxuu magucu Ku haray oo loo garanayaa Ree Ugaaas Samatar oo ah laandhere ka mid ah lafaha waawayn ee ree Cabdille
INAMUKTAAR330
 
Posts: 13
Joined: Wed Jan 06, 2016 7:19 pm


Return to Post your Abtirsi

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 6 guests