Dir Aji Irir
Waxaa ku Daray: James DahlXasuso Shaqsigan
Cabduraxman o loo yaqaana " irir" samaale
Waxuu dhalay:
1. Maxamed " Dir"
2. Xaaji axmed " Hawiye"Maxamed "Dir" waa kalo lo yaqaana Aji waxuu dhalay 4 wiil.
1. Madaxweyn : waxuu sii dhalay (cali iyo maxamed)
--- Maxamed (curad ah) : habar magaadle, akishaha, waa maxamed madaxweyn.
--- Cali : jiide, layiile, wardey, rag booranta ku jira, gure, jaarso, waa cali madaxweyn.
2. Meha : ( sure iyo xanaftire)
Xanaftire (curad ah): waxuu dhalay maxamed o sii dhalay:
--- Isaaq
--- Biyamaal: (cabduraxmaan o lo yaqaana gaadsan waa: c/raxman irmage dhadhaati biyamaal.)
--- Baajimaal
--- Quraanyow ( garre ayuu ladagay asagoo quranka bari jiray markaas ayuu ka guursaday, wuuna ku dhaxtarmay.
Surre waxuu dhalay: cabdalle iyo qabeys.
--- Cabdalle waxuu dhalay 4 wiil :
Goraad (curad ah).
Nacdoor
Saleyman
Cabdi
--- Qabeys waxuu dhalay 4 wiil :
Reetoonle
Axaadow
Yibidaale
Midkase
3. Madoobe : (waa ciise)
4. Mandaluug : (waa Gudabiirse)
Xaaji Axmed " Hawiye"
1. Karanle ( waa curudka hawiye 5 laf ah)
Gidir karanle
Kariye karanle
Siixaawle karanle
Murusade Karanle
Faadumo Karanle
2. Gorgaate ( hiraab ah ayuu dhalay)
Hiraab waxuu dhalay :
Maxamud hiraab( waa dudublaha)
Madarkicise hiraab ( waa habargidir)
---- ceeyr
--- sacad
--- saleeban
--- saruur
Mudulood hiraab waxaa ka tarmey -- darandool waxa ka tarmey --- cusmaan
Cusmaan waxuu dhalay
---- Abgaal
--- moboleen
--- udeejeen
--- hilibi
--- ilaawey
3. Gugundhabe ( jidle iyo jabadi ah)
Jidle:
--- baadicade
--- jejeela
Jabadi:
--- murule
--- dalcowtire
4. Xaskul
5. Raarane
6.jambeele
Dad badan o hadaf kala wato o raba in abtirsimaha somaliyeed loo leexiyo meel kale o khilaafasan wixii aan kaso gaarney awoow yaasheen, abtirkaaso ku qornaan jiray far-guri, qofkii aada somaliya o utagaa qabiilada sida fiqi muxamed ka qabeyska, biyamaalka, gudubiirsaha waxuu arkaa abtir ay heestaan o ay awoow yaashood kaso gaareen ilaa hadana ay igu qoron tahay far-gurigooda hal meel ahna aysan isku khilaafin, sakaba daaye fiqi muxmadka ilmahooda baadiyaha jooga ayaa xifdisan abtirsiimahan, laakin intaana sheegin waxaan rabaa in aan baraarujiya dad waxaa jira raba somalida in ayey kaleexiyaan abtirka asalkooda ahaa sida somali-christians o kale ayaga o raba in ay ka cararsiyaan carabta, iyo kuwa kale o umaleeya in qaarada africa ay tahay hal qoomiyad o isku abtirsi ah. Marka abtirsigii aan so qoroy fiqi maxamudka, biyamaalka gudabiirsaha iyo duqeeyda saleeban habargidir o isheegen waagi hore in abtirsimaha looga dambeen jiray lafta fiqi waalal ee biyamaal. Anoo hadalka dheerenin aan bilaaba:
Samaale- waarid -dhaxaan-mudmar-ridwaan (o looyaqana kowsh) - nux ( o looyaqana awkaad) - ahmed - caqiil - maxamed - cabdulaahi- maxamed- caqiil - abii taalib- cabdimudhalib.
Tan waa aftirka duqeeydeeni kasoo gaarney cida rabta in ay google iyo niman cadaan ah waxey qoreen, iyo somali-christians iyo dad kuwaashay Africaan nimo waxaan ku leeyahay caradiina ku dhinta, dad walba dadkii ka horeeyey ayaa wax u sheega , dad aan dadkeena aheyna abtir kama qaadana. Wabilaahi towfiiq.