Abtirsi

Include your ancestry in the project, and post your abtirsi.
Forum rules
To post on the forum please PM James Dahl for posting rights. This is sadly necessary due to spam bots.

Abtirsi

Postby Liiban » Wed Jan 07, 2009 12:30 pm

salaama calaykum runtii waxaa ka helay Abtiirsimada saxda ah as geneologiste
Beesha isaaq waxaa aaminsanahay inee tahay DIR oo odaygii direed wiilashiisa ka mid aha sida
Dir waxuu dhalay:1 Madoobe 2 Maahe 3 Madaluug 4 madaxweyne 5 galdho, 6 Doonbiro inkasto odayga direed uu dhalin Gabar laakin waxaa ku maqlay odaygii Dangalo inuu dhalay Doonbiro
MAAHE waxuu dhalay labo wiil Ciniftire iyo Sure sure waxuu dhalay Qubeys iyo cabdale Ciniftire waxuu dhalay Maxamed, maxamed ciniftire maahe dir sidaa daraadeed Maxamed waxuu dhalay 4wiil oo kale ah
1= Biyamaal
2= Baajamaal
3= Isaaq
4= Dabrube

shiikh isaaq maxamed ciniftire maahe dir
Liiban
 
Posts: 2
Joined: Wed Jan 07, 2009 12:09 pm

Re: Abtirsi

Postby James Dahl » Wed Jan 07, 2009 4:37 pm

Mahad 8-)
Waa maxay abtiriska ee Beesha Qoraanyoobe oo Beesha Gaadsan iyo Beesha Barsuug?
James Dahl
Site Admin
 
Posts: 221
Joined: Mon Oct 06, 2008 5:19 am

Re: Abtirsi

Postby Ziddiiq » Sun Apr 12, 2009 9:38 pm

Ha cinif cinifleyso ........ Malabkan isaaq la idiin mariyey ee aad isugu dhedhejinaysaan baaban garan la'ahay anigu ...... bal ka warran haddaan aniguna ku idhaahdo Sir ISAAQ NEWTON wuxuu ahaa nin Garxajis ah, oo wuxuu ku dhashay meesha la yidhaado Toon oo hargeysa u dhow, sidaasaa loogu bixiyey (isaaq nin toon) ee gaaladaa markay magacii kari waayeen ka dhigey Newton.......... Wax caqliga gelaya la kaalaya....
Daarood ... koombe .... kuunte ... kiinte ...kambalalaax iyo
Saruur ... maruur ... sharuur .... Hawiye iyo
Dir .. digif ... mirif ...dhilifyare

Midna ma aha Isaaq .... ama ha kala cinif yaradeen ama ha kala midhif yaraadeene haysta oo hannagula soo gal galannina .... kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk .... lol

Isxaaq is, has been and will always be Isxaaq ... end of the story.
Ziddiiq
 
Posts: 1
Joined: Sun Apr 12, 2009 9:12 pm


Return to Post your Abtirsi

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests