My clan tree

Include your ancestry in the project, and post your abtirsi.
Forum rules
To post on the forum please PM James Dahl for posting rights. This is sadly necessary due to spam bots.

My clan tree

Postby nurwizzy » Sat Jul 01, 2017 7:44 pm

Nuradiin Billow Cali Aadan Maxamed Cabdille Warfa Caanood Colow Saamane Cismaan Siciid Harti Kombe Kablalah Daarood Ismaciil Binu Jabarti Binu Caraabeed
nurwizzy
 
Posts: 1
Joined: Sat Jul 01, 2017 7:30 pm

Re: My clan tree

Postby Ally » Thu Jan 04, 2018 7:40 pm

Abreere.

Btrirka Abreere Yususf waa Ina Muse Yusuf Kanti.kan:
Abreere muse Yusuf Kaanti, Kulubkaan, Miyirwalaal Barwaq Tagalwaq Ogaden Absame.
Abreere si guud waa Labo (2) jilib inataan hayo.
- Macalin Ahmed Abreere
- Yusuf Abreere.
Reer Macalin waa Sadex (3) Jilib inataan hayo:
- Reer Farah Ahmed, Reer Qaal Ahmed iyo Reer Gadid Ahmed.
- Reer Qaal intaan ogahay waa saddex:
- Reer Digaale qaal Reer Koshin Qaal iyo Reer Hersi Qaal.
Reer farah Ahmed waxaan kahayaa hal qows Oo aan warbadan kahaynin. Abtirkiisu waa Sidan: Sh Husein sh mohamed Osman ahmed Samatar wacays ducaale Farah Ahmed Abreere.
- Reer Gadid Ahmed: waa Sadex Jilib ama qoys: Reer Mohamoud, Reer Hussein iyo Reer Samatar.
Reer Yusuf waa Saddex (3) Jilib intaan aqaano:
- Reer Nuur Yuusuf, Reer Diriye Yuusf iyo Reer Abdi Yusuf. Wax tafasiil ah Oo badan ka mahayo.
Reer Diriye Yusuf:Waa sadex qoys; Dalal, Koshin iyo mid aanan haynin magaciisa.
Reer Nuur Yusuf waxaan ka aqaana Reer Dudub Nuur Oo aan anigu ku abtirsado. Kama warhayo wax kale Oo Nuur kuyimaada.
- Dudub Waxaa uu ukala baxa inataan ogahay labo jilib (2):
- Sharmarke Dudub iyo Warfa Dudub.
Tusaale:
-Sharmarke Dudub waxa ah, Reer Ali Muuse, Reer Odhawaa iyo Qurux boob.
Example Abtir: Aw abdi Ali muse shafat shire sharmarke Dudub Nuur Yuusuf.
-Reer Warfa Dudub: waa Khalaf uun intaan hayo.
- Khalaf Warfa waa lix (6) inatii laxaqiijiyey:
Lixdaba hal Hooyo ayaa dhashay; hooyadood Waxaa la odhan jirey Cibaado Caraale. Waxay labah ahayd Sadex (3) ilma caraale ah. Jiir, Bidaar iyo Koshin. Waxaa la
Isku yiraahdaa sadexdaas bah habar celi.
Waakan sida ay ukala waynaayeen:
- Cilmi Khalaf Warfa: Tusale: Abdi ibrahim abdi Magan Cilmi Khalaf Warfa
- Imaan Khalaf Warfa: Reer Adan Dugaag, Tusale: Mohamed Weyrah Ahmed Adan Iman Khalaf Warfa.
- Caafi Khalaf Warfa: Ilma Hussein Aaran, Macailn Dhuub.mahayo example ruux ku abtirsada qoyskaas.
-Farah Khalaf Warfa: waa Reer Macalin Muhumed Ali iyo Reer Abdi Ali ( Reer Abdi Sanwaa) Tusaale: Ahmed Yusuf Mumuhed Ali Farah Khalaf Warfa. ama Badel Mohamed Abdi Ali Farah Khalaf Warfa.
- shire Khalaf Warfa: Ilma Mohamed Hersi. Kama hayo wax abtir ah.
- Hersi Khalaf Warfa: waxa uu ahaa Saddex (3) Odhay. Ahmed Hersi, Osman Hersi iyo Yey Hersi.
Yey wax rag h Kama tagin intaan kawarhayo. Sadex haween ah ayaa lasheegay inuu katagay waxayna ukala dhaxeen Reer Caamir Caraale, Reer Farah Caraale iyo Reer shirwac Caraale.
- Osman Hersi Waxaa uu katagay aw Abdi Osman. Aw Abdi Osman wax rag ah Oo aan ogahay kamatagin.
- Ahmed Hersi: Waxaa uu katagay Farah Iyo Ali. Mohamed Abdinur qoyskooda iyo qoyskanaga. Tusale; mohamed Abdinur Hassan Farah Ahmed Hersi Khalaf , iyo
Khalif M Mohamed Muhumed Ali Ahmed Hersi Khalaf.
Dhamaantood jilibyadan waa Reer nogbeed waxayna katirsan yihiin Reer Caraale.
Waxaa jira qoys aan lahayn haybtooda saxda ah loona badinayo inuu yahay Reer Yusuf meel ay kasoo galaanba. Qoyskaas Waxaa la yiraahdaa Reer aw Nuux. Waxay dagan ahaan kasoo jeedaan Qoraxay. Abtiryo dhowr ah ayaan kasoo aruuriyey. Wayna isku khilaafsanyihiin ayagu. Ruuxii macluumaad kahayaa reerkaas fadlan hanalasoo gaadho.
NB: anigu dabagal badan iyo baadhitaan iyo xog aruurin markaan sameeyey reerkaas waxaan dhaafin waayey inay yihiin qoyskan Reer Macalin Ee Reer Farah Ahmed layidhaahdo:
Sabatu waa arimahan hoos kuxusan.1
1.horta dagaan ayey wadaagaan Oo waxay wada daganyihiin cari isku dhow
2. Labaduba way saxi waayeen abtirkooda ilaa khubaro baadha loo igmaday.
3. Intay Reer Nuux Isla ogolyihiin abtirkoodu waa 7 ama 8. Kan 7 aad ama 8 aad waa Farah.
Bal ila eega marka:
Reer Nuuh: Mohamed Hassan Osman Ali Nuuh Guleid Hindi Farah.....
Reer Ahmed Yogol:Husein Mohamed Osman Ahmed Samatar Wacays Ducaale Farah--
4. Intay oogu tagaan Abreere waa in suura gal ah Oo an kabaxsanayn sida average ka ah 7, 8, 9 10 11 intaan kawarhayo. Average ku waa sagaal odhay!
Intaasi wa macluumaadka aan soo aruuriyey dad farabadan Oo kukala nool dalka iyo dibadiisa. Ruuxii wax Dheeri hayaa ama wax khlaldan saxayaa majaalku waa ufuranyhay.

BAAHALE:

BAAHALE(Habar Siciid)--------MUUSE---------YUUSUF--------KAANTE--------KULUBKAN-------MIRWALAAL--------BAR WAAQ---------TAGAAL WAAQ--------OGAADEEN--------ABSAME---------KUUMADE-------KABLALAX----------DAROOD
Ally
 
Posts: 1
Joined: Thu Jan 04, 2018 7:08 pm

Re: My clan tree

Postby INAMUKTAAR330 » Sat May 19, 2018 7:56 pm

Beware of these two trolls.I'm 100% sure what they wrote is hogwash and blatant lie.

Both lineages are fake. so,no one should take this lowlifes serious :D
INAMUKTAAR330
 
Posts: 13
Joined: Wed Jan 06, 2016 7:19 pm


Return to Post your Abtirsi

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests

cron