My Abtirsi (Cabdi Garaad, Dhulbahante)

Include your ancestry in the project, and post your abtirsi.
Forum rules
To post on the forum please PM James Dahl for posting rights. This is sadly necessary due to spam bots.

My Abtirsi (Cabdi Garaad, Dhulbahante)

Postby In Khaawi » Thu Oct 01, 2009 10:39 am

Salaamu calaykum. Ilaahay wuxuu yidhi:

يا أيها الناس نا خلناكم من ذكر وأنثى وجعلناكم شعوبا وقبائل لتعارفو إن أكرمكم عند الله أتقاكم.

Dadow waxaan idinka samaynay nin iyo haweeney, waxaanna idinka dhignay umado iyo qabiilo saad iso barataan, ilaahay hortiisa waxaa ugu sharaf badan kiina idiinku iimaan badan.

Abtirsiintu ma aha wax lagu faano ama wax la isaga weyneeyo qayrkaa. Waxani waa magacyo kaliya, mana aha wax lahubo inay yihiin sax iyo khalad.

Waxaan doonayaa inaan idiin abtirsado uu yahayna qasdigaygu madadaalo iyo isbarasho kaliya. Ha igu jeclaan hana igu nicin magac ama awow ama qabiil aan sheegtay.

وعلم آدم الأسماء كلها

"Nabi Aadan buu baray", ilaahay caz wajal, "magacyaasha oo idil". Ana maahi nabi Aadan, midkiina maaha.

Fadlan, hadaad ku darto Abtirsiintayday kuwa kale, waajib waxaa kugu ah inaad kudarto aayadaa quraankaa iyo tacliiqayga. Dadkeenaa somaliyeed maalinta maantaa, abtirsiin wax laga xishoodo weeye, maaha wax lagu faano.

Hadana, aan idiinsheego sida la ii baray abtirsiintayda:

Maxamuud (Kuumade)
Maxamed
Maxamuud
Axmad
Qabdilqaadir
Alamagan
Cismaan
Khayr
Cabdi
Garaad
Shirshoore
Habarwaa
Cabdulle
Muuse
Siciid
Harti
Koombe
Kablalax
Darood
Ismaaciil
Jabarti
In Khaawi
 
Posts: 1
Joined: Thu Oct 01, 2009 10:13 am

Re: My Abtirsi (Cabdi Garaad, Dhulbahante)

Postby James Dahl » Fri Oct 02, 2009 6:06 pm

I have added your abtiris here:
http://www.abtirsi.com/view.php?person=4054
James Dahl
Site Admin
 
Posts: 221
Joined: Mon Oct 06, 2008 5:19 am


Return to Post your Abtirsi

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest