Reer Isaaq additions.

Please point out incorrect or missing information.
Forum rules
To post on the forum please PM James Dahl for posting rights. This is sadly necessary due to spam bots.

Reer Isaaq additions.

Postby UmarShire » Sun Apr 08, 2012 5:11 pm

reer isaaq waa
maxaadaar isaaq
maxaadroon isaaq
abokor isaaq

maxaadaar isaaq waa
haaruun maxaadar
axmedfaa maxaadaar

axmedfaa waa
cali axmedfaa
salebaan axmedfaa

cali waa

-Reer maxmed
-Reer Cali-Gaab
-Reer Cambaar
-Reer Afwaax

reer maxamed waa

reer diini maxamed
reer guuled alamag

reer guuleed alamagan waa

-Reer Dalal-Guuleed
-Reer CagaWeyne
-Reer Wacays
-Reer Guuleed
Reer Fiqi-Cigaal
-Reer Hadi
-Reer Xamdi

Reer haarun waa
bahcusboyahan
reer kaamil
reer xasanweyd

xasanwed haaruun waa
reer cismaa
reer deri
reer guuleed
reer buubaal

reer buubaal waa
axmed buubaal
xasan-jaamac buubaal
dhagood buubaal
makaahiil buubaal

makahiil waa
jiciir makahiil

jiiciir waa
doolaal jiciir
liibaan jiciir
xandun jiiciir
faatax jiciir

doolaa waa
warfaa iyo doolaal
doolaal waa 17 jilib

reer isaaq makalalaha deegaan
laakin way jiraan meelo lakala sheegto
e reer isaaq waxay ukala baxaan reer hawd iyo reer hunde
UmarShire
 
Posts: 1
Joined: Sun Apr 08, 2012 4:57 pm

Re: Reer Isaaq additions.

Postby AlleYaqaan » Mon Apr 09, 2012 2:01 pm

Xarbi Ismaaciil Samatar, abtirkiisa uu reer dalal guuleed ka galo bal iisoo sax sxb
AlleYaqaan
 
Posts: 7
Joined: Tue Jan 24, 2012 11:08 am

Re: Reer Isaaq additions.

Postby hud » Sat Aug 16, 2014 2:47 pm

REER CALI WAA;-

1. BAHABAR CELI ( REER CAMBAAR, REER CALIGAAB, REER GEEDI, REER CUMAR DABE).
2.REER SALEEBAAN
3. REER MAXAMED
4. REER AFWAAX
hud
 
Posts: 1
Joined: Sat Aug 16, 2014 2:37 pm

Re: Reer Isaaq additions.

Postby mujahid123 » Wed Jun 24, 2015 5:05 am

REER ISAAQ WAA:

MAAXADROON
MAXAADAR
ABOKOR

MAXADAR WXU UKALA BIXI

AXMADFAA
HAARUUN

AHMEDFAA WAA
reer cali
reer afwaax
reer suleiman

REER CALI WAA
reer muumin cali
reer maxamad cali
reer maxamuud cali(hoohaar)

REER MUUMIN CALI WAA
bah habar celi(caligab,cambaar iwm)
reer dini maxamad
reer allamagan

REER GULED ALAMAGAN
reer dalal guleed
reer fiqi cigal guleed
wacays guleed
hedi guleed
xandun iwm
mujahid123
 
Posts: 3
Joined: Wed Jun 24, 2015 4:47 am


Return to Corrections, Additions

Who is online

Users browsing this forum: Google Adsense [Bot] and 0 guests

cron