Genealogy
Aftakoran Mahamed Hanaftire
Written By: AbokorAhmedBookmark this person
Father: Mahamed "Rambade" Hanaftire Mahe
Aftakooran waa beel ka mid ah beesha Direed waxayna ka koobantahay beelaha Wecesliyo, Makaahiil, Maxamed, Soonfure iyo Galbeeyte. Maxamed iyo Soonfure waa isku bah waxaana lagu yeedhaa "Bah Xildiid"
Written By: AbokorAhmed