Rooble Jidwaaq


Xasuso Shaqsigan



Aabe: Rooble Jidwaaq Absame

ROOBLE JIDWAAQ

1

ROOBLE JIDWAAQ

1: Talanabi rooble -abaskuul.
2 mayay rooble -yabare
3. Wacays rooble -wacay moge

3da wiil waxaa sii farcamay oo aad u farcmay #Talanabi abaskuul. Oo dhalay 1wiil oo ah 1: Aw-nuux Talanabi,

Aw-nuux isna wuxuu sii dhalay 1wiil oo ah, 1:Saciid awnuux,
saciid Aw-nuux isna wuxuu sii dhalay, 1wiil oo ah 1:yuusuf saciid,

Hadaba yuusuf siciid ayaa farcamay oo wuxu dhalay 5wiil

1: muuse yuusuf ( habar-muuse ) curad
2: Ciise yuusuf
3: ismaacil yuusuf
4: Jibraahil yuusuf
5: Raagsay yuusuf

-Hadaba jibraahiil yuusuf ayaa 5tii ilama yuusuf u sii farcamay oo wuxuu dhalay 3wiil oo kale ah

1: yaasuf jibraahil
2: Cumar jibraahil
3: cismaan jibraahil

- Sidoo kalel 3dii ilma jibraahil waxaa usii farcamay cismaan jibraahiil oo dhalay 12 wiil,

1: yaxye cismaan
2: xasan cismaan
3 cusube cismaan
4 daware cismaan
5 cabdiraxmn cisman
6 maxamed cisman
7 aadan cismaan
8 muuse cismaan
9 bare cismaan
10 cabdale cismaan
11: botore cismaan
12: bihnimow cismaan

- haddaba 12kii ilmo cismaan jibrahil waxaa farcamay Cabdiraxman cisman oo dhalay 2wiil

1: cabdile cabdiraxaman
2: ibrahim abdiraxman, oo loya-qaan rer ibrahm

-Haddaba cabdile abdirxman. Ayaa farcmay oo wuxuu dhaay 1wiil

1: nuux cabdile, nuux cabdile isna wuxuu sii dhalay 3 wiil oo ladhaho

1: reer ibraahim nuux
2: Maxamed nuux
3: sacad nuux

-Hadbada maxamed nuux ayaa farcamay oo wuxuu dhalay. 4Wiil oo ladhaho

1: mayax maxamed
2: maxamuud maxamed
3: axmed cade. maxamed
4: xasan maxamed

-Hadaba 4ta ilama maxamed waxaa u farcamay xasan maxamed oo dhalay 1wiilo ah.

1: cigaal xasan, cigaal ayaa isna wuxuu dhalay 1wiil oo ladhaho

1: jaamac cigaal, isna jaamac wuxuu dhalay 1wiil oo ladhaho,

1: guuleed jaamac,

-haddaba guuleed jaamac ayaa wuxuuu sii dhalay 6

1: xiri guuleed
2: faarax guuleed
3: geedi guuled
4: xildiid guuleed
5 gole guuleed
6 dalal guuleed


Hadaba waxaa dhacday oday faaliye ah oo ogaaden ah oo la odhan jiray xusgal muuse ayaa faaliyay wuxuuna yidhi 6da ilma guuled waa kuwii muuqeena iyo magacena qarin lahaa ee hala ogaado mudo kadib magalada birqod ayaa alabari lagu qabtay odayadii ayaa is waydiiyaay guuleed iyo lixdisa wiil waayo markaasa layidhi waa abskuul halaga hortago ayaa la isku raacay kadibna guuleed jaamac ayaa ceel lagu riday mudo kadib isagoo socda unba la arkay
Sidiibuuna ku tarmay 6da wwiil
Inkastoo laba kamida ogaaden ay ku abtirsadaan. Dalal guled iyo gole guuleed

Waxaa aad isii tarmay ilma guuleed
Xirsi guuleed iyo farah guuleed

Waxaa Qoray: Naqayste

Bah ???
  • Rooble
  • Walaalo Kale

    1. Abaskuul "Talanabi" Rooble Jidwaaq
    2. Shahrudin "Yabare" Rooble Jidwaaq
    3. Talanabi Rooble Jidwaaq
    4. Wacays Rooble Rooble Jidwaaq


    Waa inaad soo gashaa si aad ugu dartid ilmo ama macluumaad