Weyteen Absame Kuumade


Xasuso Shaqsigan



Bah ???
  • Reer Bayle Weyteen Absame
  • Reer Bayle Weyteen Absame
  • Reer Xirsi Weyteen Absame
  • Reer Siyaad Weyteen Absame
  • Reer Aale Weyteen Absame
  • Reer Ahmed Weyteen Absame
  • Reer Ismail Weyteen Absame
  • Bahmadigaan Weyteen Absame
  • Reer Cabdalle Maxamuud Weyteen Absame
  • Reer Magan Caamir Weyteen Absame
  • Reer Ciise Weyteen Absame
  • Wayteen Absame''' Ee Daarood Waa Qabiil Kamida Qaba Ilada Somaliyeed. Qabiilkaan Waxay Dagaan Somali State (DDS), Soomaaliya Iyo Kenya. Meelaha Ee Soomaaliya Ay Ka Dagaan Waxaa Ka Mid Ah Jubooyinka, Buntland, Muqdisho Iyo Konfur Galbeed. Waxay Ku Hadlaan Luuqada Soomaaliga Iyo Carabiga, Waxayna Caan Ku Yihiin Faafinta Diinta Islaamka. Weyteen Wuxuu Ahaa Mid Kamida Afartii Caruur Ee Uu Absame Dhalay, Waxaa Ka Weynaa Jidwaaq Iyo Baalcad Halka Uu Ogaadeenn Ahaa Da'dii Kayarayd. Weyteen Absame Waxaa Lasheegaa Inuu Ahaa Wiil Fariid Ah Awoowe Absamena Uu Aad Ujeclaa, Isaga Ayuuna Ku Hal-qabsaday Markuu Gogosha Saarnaa Ee Uu Sii Dhimanaayay Dardaarankiisii Oo Yidhi (Weyteenoow Walaalkiin Ogaada), Walaalku Waa Ogaadeen Oo Markaa Yaraa Ahaana (agoon), Waana Halk Weyteen Absame
  • Walaalo isku bah ah

    1. Ogaadeen "Cabdiraxmaan" Absame Kuumade
    2. Jidwaaq Absame Kuumade
    3. Balcad Absame Kuumade
    4. Cabdiraxmaan "Kaskiqabbe" Salax Hantaale
    5. Siciid "Dulbahante" Salax Hantaale
    6. Liibaan "Liibaangashe" Salax Hantaale
    7. Cali "Geesigule" Salax Hantaale


    Waa inaad soo gashaa si aad ugu dartid ilmo ama macluumaad