Abtirsi
- "Habar Abasguul"
"Habar Abasguul"
Waxaa ku Daray: James DahlXasuso Shaqsigan
Bah Abasguul waa labo oday Maxamed Shirwac iyo Cali Shirwac.
Cali Shirwac waxa uu dhalay hal wiil Samatar Cali.
Maxamed waxa uu dhalay.
1.Faarax Maxamed
2. Maxamuud Maxamed
3. Cali Maxed
4. Liibaan Maxamed
5. Magan Maxamed
Cali Shirwac is missing he is Maxamed's siblings please add.
Waxaa Qoray: Dirsame