Cabdi Kuumade Kablalax


Xasuso Shaqsigan



Aabe: Kuumade "Cabdi" Kablalax Daarood

Beesha Cabdi Kuumade o ah curadki Beesha kuumade waxayna deegan ku yihin dds,kiiniya iyo jubooyinka dhexe iyo hose. cabdi kuumade waa beel ku suntan daris wanaga iyo culimada diinta. Beesha Cabdi kuumade waa adeerka Absame Kuumade waxaana la isku dhahaa "Kuumade" marna 4ta Absame iyo adeerkod. Cabdi kuumade waa hormuudka beesha Kuumade maadama ee yihin curadka beesha kuumade. waana beeshi ka geesatay gacan wayne qabashadii jubaland ama kismayo.

Waxaa Qoray: hamza

Bah ???
  • Xaaji "Galimeys" Cabdi Kuumade
  • Waleembo Cabdi Kuumade
  • Cabdi Kuumade
  • Jambeel Cabdi Kuumade
  • Walaalo Kale

    1. Absame Kuumade Kablalax


    Waa inaad soo gashaa si aad ugu dartid ilmo ama macluumaad