|
|
Weyteen Absame KuumadeWaxaa ku Daray: James DahlXasuso Shaqsigan
Bah ???Reer Bayle Weyteen AbsameReer Bayle Weyteen AbsameReer Hirsi Weyteen AbsameReer Siyaad Weyteen AbsameReer Aale Weyteen AbsameReer Ahmed Weyteen AbsameReer Ismail Weyteen AbsameBahmadigaan Weyteen AbsameReer Abdalle Mahamuud Weyteen AbsameReer Magan Aamir Weyteen AbsameReer Iise Weyteen AbsameWayteen Absame''' Ee Daarood Waa Qabiil Kamida Qaba Ilada Somaliyeed. Qabiilkaan Wahay Dagaan Somali State (DDS), Soomaaliya Iyo Kenya. Meelaha Ee Soomaaliya Ay Ka Dagaan Wahaa Ka Mid Ah Jubooyinka, Puntland, Muqdisho Iyo Konfur Galbeed. Wahay Ku Hadlaan Luuqada Soomaaliga Iyo Arabiga, Wahayna Aan Ku Yihiin Faafinta Diinta Islaamka. Weyteen Wuhuu Ahaa Mid Kamida Afartii Aruur Ee Uu Absame Dhalay, Wahaa Ka Weynaa Jidwaaq Iyo Baalad Halka Uu Ogaadeenn Ahaa Da'dii Kayarayd. Weyteen Absame Wahaa Lasheegaa Inuu Ahaa Wiil Fariid Ah Awoowe Absamena Uu Aad Ujelaa, Isaga Ayuuna Ku Hal-qabsaday Markuu Gogosha Saarnaa Ee Uu Sii Dhimanaayay Dardaarankiisii Oo Yidhi (Weyteenoow Walaalkiin Ogaada), Walaalku Waa Ogaadeen Oo Markaa Yaraa Ahaana (agoon), Waana Halk Weyteen AbsameWalaalo isku bah ah- Ogaadeen "Abdirahmaan" Absame Kuumade
- Jidwaaq Absame Kuumade
- Balad Absame Kuumade
- Abdirahmaan "Kaskiqabbe" Salah Hantaale
- Siiid "Dulbahante" Salah Hantaale
- Liibaan "Liibaangashe" Salah Hantaale
- Ali "Geesigule" Salah Hantaale
Waa inaad soo gashaa si aad ugu dartid ilmo ama maluumaad
|
|