Genealogy
- Weytein
- Son of Absame
- Son of Kumade "Abdi"
- Son of Kablalah "Mahamed"
- Son of Darod "Abdirahman"
- Son of Jaberti "Ismaeil"
Weytein Absame Kumade
Written By: James DahlBookmark this person
Wayteen Absame''' ee Daarood Waa Qabiil Kamida Qaba ilada Somaliyeed. Qabiilkaan Waxay dagaan Somali State (DDS), Soomaaliya iyo Kenya. Meelaha ee soomaaliya ay ka dagaan waxaa ka mid ah jubooyinka, Puntland, Muqdisho iyo Konfur galbeed. waxay Ku Hadlaan Luuqada Soomaaliga iyo Carabiga, waxayna caan ku yihiin Faafinta Diinta Islaamka.
Weyteen wuxuu ahaa mid kamida afartii caruur ee uu absame dhalay, waxaa ka weynaa Jidwaaq iyo Baalcad halka uu Ogaadeenn ahaa da'dii kayarayd.
weyteen absame waxaa lasheegaa inuu ahaa wiil fariid ah awoowe absamena uu aad ujeclaa, isaga ayuuna ku hal-qabsaday markuu gogosha saarnaa ee uu sii dhimanaayay dardaarankiisii oo yidhi (Weyteenoow walaalkiin ogaada), walaalku waa Ogaadeen oo markaa yaraa ahaana (agoon), waana halka magaca ogaadeen uu karaacay.
Qoyska Weyteen waxaa lugu tilmaamaa iney yihiim dhawrayaasha diinta ee umadda soomaaliyeed. Sayid-yadoodii caanka ahaa iyo darriqadoodii wali way shaqeysaa. waxaana saldhig u ah degmada taariikhiga ah ee Burqod ama (Ciin) ee kutaalla deegaanka soomalida itobiya(ogaden)
'''Aasaasihii Dariiqada'''
Dabayaaqadii qarnigii 18naad, ayuu sayid muxummed aasaasay xarakadii (dariiqo), oo yoolkeedu ahaa ineey diinta barto qawmiyaddii soomaaliyeed ee bad iyo bariba uu gaalku uga soo duulay waayadaas, xertii dariiqo looma kala saari jirin qabiil iyo degaan, waxaa si isku mid ah loo qaabili jiray xertii diin barashada ugu soo hayaami jiray halkaa.
Weyteen wuxuu wax kadegaa degmooyinka Burqod iyo Dhanaan ee ka kala tirsan Jarar iyo Shabeelle ee degaanka soomaalida itobiya, wuxuu kaluu wax ka dagaa Jubaland iyo NFD.
waxaa kamida haldoorada weyteen absame
•'''Sayid Muxumed:''' aasaasihii dariiqo
•'''col.Abwaan. Yuusuf dheere:''' aasaasihii jabhadii soomali galbeed
•'''Sheikh. Shibille''': mid kamida kuwa ugu caansan culimada soomaaliyeed.
Wayteen Absame iyo Degaamada Ay Degaan
'''Soomaaliya:
'''
1) Jubaland
2) Puntland
3) Gobolk Banaadir
4) Koonfur Galbeed
'''Dowlad Degaanka (DDS)
'''
GOBALKA SHABEELE:
1- Degmada Dhanaan
2. Burqayar
3. Koodwaanag
4 laasgabriile
5 Haarmisley
6 ShuQul
Iyo inta hoos timaada.
GOBOLKA NOGOB
7 Degmada CEELWEYNE
8 Degmada HORASHAGAX
9 Higlaale
7. Darbiga
8 Shimbirrey
9 Naasa hablood
10 Bacaad
7 DhaYl
8 Ganbadh
Iyo inta hoos timaada
GOBALKA JARAR:
10. degmada BIRQOD
11. Sankadhane
12. Qable
13. Baka
Iyo tuulooyinka kale ee hoos yimaada
GOBALKA FAAFAN
14. Maamul magalada jigjiga
15. Kaaramardha, Xaadow
16. Tuurwacad
17. Degmada SHABEELEY
18. Degmada HAROOREYS
iyo tuulooyinka hoos yimaada.
GOBALKA LIIBAAN
19. Degmada MOOYAALE
iyo tuulooyinka hoos yimaada
'''WEYTEEN ABSAME Waxa ay ukala baxaan
'''
1:#Reer_ahmed—-Garaadada Wayteen
2:#Reer_Sayid —-Gobta Wayteen
3:#Reer_Xirsi —-Maskaxda Wayteen
4:#Bahmadigaan ——Madaxda iyo Laandheraha wayteen
5:#Reer_Aalle ——- Tirada iyo tayada wayteen
6:#Reer_Magan_caamiir ---Aqoonyahanada iyo Cuqaasha Wayteen
7:#Reer_ismaaciil -Kartida iyo Geesiyaasha wayteen
8:#Reer_Cisa —-Boqortooyo Wayteen
9:#Cabdile_mohamud —-Bilicda Wayteen
10:#Reer_Bayle ___ Garaadada iyo Aqoon Yahanada Beesha Weyteen
'''Weyteen --Wadaadada iyo Culimada Absame'''''Kablalax Daarood''
