Bahmadigaan Weyteen Absame


Xasuso Shaqsigan



Walaalo Kale

  1. Reer Bayle Weyteen Absame
  2. Reer Bayle Weyteen Absame
  3. Reer Xirsi Weyteen Absame
  4. Reer Siyaad Weyteen Absame
  5. Reer Aale Weyteen Absame
  6. Reer Ahmed Weyteen Absame
  7. Reer Ismail Weyteen Absame
  8. Reer Cabdalle Maxamuud Weyteen Absame
  9. Reer Magan Caamir Weyteen Absame
  10. Reer Ciise Weyteen Absame
  11. Wayteen Absame''' Ee Daarood Waa Qabiil Kamida Qaba Ilada Somaliyeed. Qabiilkaan Waxay Dagaan Somali State (DDS), Soomaaliya Iyo Kenya. Meelaha Ee Soomaaliya Ay Ka Dagaan Waxaa Ka Mid Ah Jubooyinka, Buntland, Muqdisho Iyo Konfur Galbeed. Waxay Ku Hadlaan Luuqada Soomaaliga Iyo Carabiga, Waxayna Caan Ku Yihiin Faafinta Diinta Islaamka. Weyteen Wuxuu Ahaa Mid Kamida Afartii Caruur Ee Uu Absame Dhalay, Waxaa Ka Weynaa Jidwaaq Iyo Baalcad Halka Uu Ogaadeenn Ahaa Da'dii Kayarayd. Weyteen Absame Waxaa Lasheegaa Inuu Ahaa Wiil Fariid Ah Awoowe Absamena Uu Aad Ujeclaa, Isaga Ayuuna Ku Hal-qabsaday Markuu Gogosha Saarnaa Ee Uu Sii Dhimanaayay Dardaarankiisii Oo Yidhi (Weyteenoow Walaalkiin Ogaada), Walaalku Waa Ogaadeen Oo Markaa Yaraa Ahaana (agoon), Waana Halk Weyteen Absame


Waa inaad soo gashaa si aad ugu dartid ilmo ama macluumaad