Genealogy
- Fiqi Yusuf
- Son of Ali (Galal)
- Son of Abdi
- Son of Khayr
- Son of Abdi
- Son of Ali
- Son of Mohamed
- Son of Osman
- Son of Yonis
- Son of Abdirahman
- Son of Muse
- Son of Abokor
- Son of Jibril
- Son of Abokor
- Son of Muse "Jelo"
- Son of Sheikh Ishaq
- Son of Ahmed
- Son of Mahamed
Fiqi Yusuf Ali (Galal) Abdi
Written By: FiqiayuubBookmark this person
Born: 1760
Died: 1830
Died: 1830
Father: Ali (Galal) Abdi Khayr
Fiqi Yusuf waxa uu guursaday laba dumar ah oo u dhalay 12 wiil oo barkood dagaal beeleedyadii Simalidu caanka ku tahay lagu dilay.
1. Cabban Max'd Warsame (Rer Warsame, Jaamac Siyaad, Dhulbahante) oo dhashay Abbaanduilihii la odhan jirey Kite Fiqi, Siad Fiqi, ismaciil, iyo rag kale. Ajabo waxay walaalo (isku bah) ahaayeen Faarax (Deer) Max'd Warsame oo maanta qabiil dhan ah.
2. Cajabo Weis Garaad oo uu adeer u ahaa Garaad Cali Garaad Mohamud Garad Max'd (Bahararsame, Dhulbahante) oo u dhashay Abokor, Max'd, Xassan, Cali, iyo rag kale oo aan maanta cidi ka noolayn.
