Reer Bayle Weyteen Absame


Toorbarruu Uumi



Ilmaan kha ???
  • Reer Haaji Mahamuud Reer Bayle Weyteen
  • Obbolaa

    1. Reer Bayle Weyteen Absame
    2. Reer Hirsi Weyteen Absame
    3. Reer Siyaad Weyteen Absame
    4. Reer Aale Weyteen Absame
    5. Reer Ahmed Weyteen Absame
    6. Reer Ismail Weyteen Absame
    7. Bahmadigaan Weyteen Absame
    8. Reer Abdalle Mahamuud Weyteen Absame
    9. Reer Magan Aamir Weyteen Absame
    10. Reer Iise Weyteen Absame
    11. Wayteen Absame''' Ee Daarood Waa Qabiil Kamida Qaba Ilada Somaliyeed. Qabiilkaan Wahay Dagaan Somali State (DDS), Soomaaliya Iyo Kenya. Meelaha Ee Soomaaliya Ay Ka Dagaan Wahaa Ka Mid Ah Jubooyinka, Puntland, Muqdisho Iyo Konfur Galbeed. Wahay Ku Hadlaan Luuqada Soomaaliga Iyo Arabiga, Wahayna Aan Ku Yihiin Faafinta Diinta Islaamka. Weyteen Wuhuu Ahaa Mid Kamida Afartii Aruur Ee Uu Absame Dhalay, Wahaa Ka Weynaa Jidwaaq Iyo Baalad Halka Uu Ogaadeenn Ahaa Da'dii Kayarayd. Weyteen Absame Wahaa Lasheegaa Inuu Ahaa Wiil Fariid Ah Awoowe Absamena Uu Aad Ujelaa, Isaga Ayuuna Ku Hal-qabsaday Markuu Gogosha Saarnaa Ee Uu Sii Dhimanaayay Dardaarankiisii Oo Yidhi (Weyteenoow Walaalkiin Ogaada), Walaalku Waa Ogaadeen Oo Markaa Yaraa Ahaana (agoon), Waana Halk Weyteen Absame


    You have to be signed in to add children or details