|
|
Reer Magan Aamir Weyteen AbsameWaxaa ku Daray: Weyteen AbsameXasuso Shaqsigan
Walaalo Kale- Reer Bayle Weyteen Absame
- Reer Bayle Weyteen Absame
- Reer Hirsi Weyteen Absame
- Reer Siyaad Weyteen Absame
- Reer Aale Weyteen Absame
- Reer Ahmed Weyteen Absame
- Reer Ismail Weyteen Absame
- Bahmadigaan Weyteen Absame
- Reer Abdalle Mahamuud Weyteen Absame
- Reer Iise Weyteen Absame
- Wayteen Absame''' Ee Daarood Waa Qabiil Kamida Qaba Ilada Somaliyeed. Qabiilkaan Wahay Dagaan Somali State (DDS), Soomaaliya Iyo Kenya. Meelaha Ee Soomaaliya Ay Ka Dagaan Wahaa Ka Mid Ah Jubooyinka, Puntland, Muqdisho Iyo Konfur Galbeed. Wahay Ku Hadlaan Luuqada Soomaaliga Iyo Arabiga, Wahayna Aan Ku Yihiin Faafinta Diinta Islaamka. Weyteen Wuhuu Ahaa Mid Kamida Afartii Aruur Ee Uu Absame Dhalay, Wahaa Ka Weynaa Jidwaaq Iyo Baalad Halka Uu Ogaadeenn Ahaa Da'dii Kayarayd. Weyteen Absame Wahaa Lasheegaa Inuu Ahaa Wiil Fariid Ah Awoowe Absamena Uu Aad Ujelaa, Isaga Ayuuna Ku Hal-qabsaday Markuu Gogosha Saarnaa Ee Uu Sii Dhimanaayay Dardaarankiisii Oo Yidhi (Weyteenoow Walaalkiin Ogaada), Walaalku Waa Ogaadeen Oo Markaa Yaraa Ahaana (agoon), Waana Halk Weyteen Absame
Waa inaad soo gashaa si aad ugu dartid ilmo ama maluumaad
|
|