|
|
Reir Ale Weytein AbsameWritten By: Weyteen AbsameBookmark this person
Siblings (mother not known)- Reir Bayle Weytein Absame
- Reir Bayle Weytein Absame
- Reir Hirsi Weytein Absame
- Reir Siyad Weytein Absame
- Reir Ahmed Weytein Absame
- Reir Ismail Weytein Absame
- Bahmadigan Weytein Absame
- Reir Abdalle Mahamud Weytein Absame
- Reir Magan Amir Weytein Absame
- Reir Eise Weytein Absame
- Waytein Absame''' Ei Darod Wa Qabil Kamida Qaba Ilada Somaliyeid. Qabilkan Wahay Dagan Somali State (DDS), Somaliya Iyo Kenya. Meilaha Ei Somaliya Ay Ka Dagan Waha Ka Mid Ah Juboyinka, Puntland, Muqdisho Iyo Konfur Galbeid. Wahay Ku Hadlan Luqada Somaliga Iyo Arabiga, Wahayna An Ku Yihin Fafinta Dinta Islamka. Weytein Wuhu Aha Mid Kamida Afarti Arur Ei U Absame Dhalay, Waha Ka Weyna Jidwaq Iyo Balad Halka U Ogadeinn Aha Da'di Kayarayd. Weytein Absame Waha Lasheiga Inu Aha Wil Farid Ah Awowe Absamena U Ad Ujela, Isaga Ayuna Ku Hal-qabsaday Marku Gogosha Sarna Ei U Si Dhimanayay Dardarankisi O Yidhi (Weyteinow Walalkin Ogada), Walalku Wa Ogadein O Marka Yara Ahana (agon), Wana Halk Weytein Absame
You have to be signed in to add children or details
|
|