Brof. Nadiir Axmed Cali Xaashi


Xasuso Shaqsigan

Dhashay: 2002 ku dhashay Bursaalax

Aabe: Axmed Cali Xaashi Maxammed Afdhuugle Maxmmed

Nadiir axmed cali waxa uu ku dhushay degmada bursalax sanadkii 2002 waxa uuna kusoo bar baaray isla halkaas waxa uuna heerkiisi waxbarasho kusoo qaatay bursalax illaayo fasalkiisii 7aad ee dugsi dhexe .waxa baray quraanka afar macalin oo kala ah
.macalin farxaan
.macalin c/rixmaan
.macalin maxamed
.macalin asad
intas kadib sanadkii 2014 waxa uu usoo wareegay degmada bacadwayn waxuuna kadhamaystay dugsigiisa dhexe 8aad kadib waxa uu aaday magalada boosaso waxa uuna kasoo dhigtay form one dugsi sare markale ayuu bacadwayn kusoo noqday waxa uuna kadhigtay form two kadib waxa uu ku noqday bosaso halkaas uu ku dhamaystay waxbarashadiisa dugsi sare school public bosaso secondary
nadiir waxa uu aroosay sanadkii 2021/2/ waxaana marwadiisa lagu magacaba
.saynab omar maxamed
nadiir waxaa ladhashay 22 walalo ah 13 wiil iyo 9 gabdhood

Waxaa Qoray: nadiir

Bah ???
  • Munasar Nadiir Axmed Cali Brof. Nadiir Axmed
  • Walaalo Kale

    1. Cabdirisaaq Axmed Cali Xaashi
    2. Cabdicasiis Axmed Cali Xaashi
    3. Cabdinaasir Axmed Cali Xaashi
    4. Cabdisalaan Axmed Cali Xaashi
    5. Cabdirixmaaan "Moongaab" Axmed Cali Xaashi
    6. Cabdiqani Axmed Cali Xaashi
    7. Cabdixakiin Axmed Cali Xaashi
    8. Cabdinajiib Axmed Cali Xaashi
    9. Cabdiwahaab Axmed Cali Xaashi
    10. Maxamed Axmed Cali Xaashi


    Waa inaad soo gashaa si aad ugu dartid ilmo ama macluumaad