Abtirsi
- Siiciid Cali
- Reer Galaeri
- Cali "Bicidyahan"
- Ibraahim
- Jibraahiil
- Maxamed "Ummadnebi"
- Cabdullahi "Toljecle"
- Xasan "Himidoor"
- Talareer
- Maxamed "Walaal Yabare"
- Xijiijle
- Noolays
- Cumar "Sorore / Nabidoor"
- Aawe
- Maxamed "Bah Majerteen"
- Salax "Harti"
- Hantaale
- Amlaale
- Koombe "Cabdi"
- Kablalax "Maxamed"
- Daarood "Cabdiraxmaan"
- Jaberti "Ismaciil"
Siiciid Cali Reer Galaeri Cali
Waxaa ku Daray: mohyadin1988Xasuso Shaqsigan
Cali ibrahin biciidyahan waxuu dhalay 5wiil 1 siciid cali 2 sugul cali 3 abokor cali 4 xuseen cali 5 cabdi cali waxana aad u tarmay siciid cali oo dhalay yoonis siciid iyo cabdikariin siciid /yoonis siciid waxa uu dhalay 1 adan yoonis 2 muuse yoonis 3 ismaacaiil yoonis 4 maxamud yonis lkn beesha reer biciidyahan waxaa ugu badan reer gaal eri ismaan adan yoonis ah 1maxamed gaal eri oo ah ka ugu badan besha cali ibraahin 2 caways gaal eri 2 xildiid gaaleri 4 samater gaal eri 5 xamud gaal eri 6 sharmaake gaal eri 7shirwac gaal er
Waxaa Qoray: mohyadin1988