Genealogy

  1. Jibril
  2. Son of Abokor
  3. Son of Muse "Jelo"
  4. Son of Sheikh Ishaq
  5. Son of Ahmed
  6. Son of Mahamed

Jibril Abokor Muse


Bookmark this person



Father: Abokor Muse Sheikh Ishaq

Omar Jibriil & Abokor Jibriil waa isku bah oo waxa dhashay gabar Toljecle (Axmed Sh Isxaaq) ah, sidaa darteed bay ula baxeen Habar (bah) Toljeclo oo loo soo gaabiyo Habar Jeclo.
Daa'uud Jibriil waa bah goonni oo taariikhii hore waxay isku mag ahaayeen beesha Ibrahim Sh Isaxaaq. Waxa la malayn karaa in walaalahiisa kale ee isku bahda ahi iska xigsadeen sidaana uu allience ugu raadsaday, sidaa darteed gaaladii ugu horraysay ee 180 sano ka hor dalka timid waxay Reer Dood si qaldan ugu sheegeen inay Ibrahim Sh Isxaaq yihiin.

Written By: Fiqiayuub

Children born by ???
  • Omar Jibril Abokor
  • Abokor Jibril Abokor
  • Daud "Reir Dod " Jibril Abokor


  • You have to be signed in to add children or details