Genealogy
- Hagar
- Son of Adan
- Son of Ahmed
- Son of Garad Abdalle
- Son of Garad Farah
- Son of Garad Shirshore
- Son of Habarwa
- Son of Abdalle
- Son of Muse
- Son of Sieid "Dulbahante"
- Son of Salah "Harti"
- Son of Hantale
- Son of Amlale
- Son of Kombe "Abdi"
- Son of Kablalah "Mahamed"
- Son of Darod "Abdirahman"
- Son of Jaberti "Ismaeil"
Hagar Adan Ahmed
Written By: James DahlBookmark this person
Father: Adan Ahmed Garad Abdalle
Reer hagar waa beel karti badan oo degta buhodle iyo waaxigeeda kuwa hawd iyo kuwo kalo badan waana beel magaceedu duuli ogyahay oo magac dheer waana beesha keliya Ee falaago kanoqotay ingiriis iyo daraawish oo kaso horjeesatay lana dirirtay meelo dhawrana kalibin sheegatay
Waa beel kusuntanayd kalsooni gacan fudayd iyo talo midaysan abwaano gabya iyo kuwo geel dhaca waxna dila
Taasna waxaykaga darnaayen caligeri iyo caraale mahad
Sababtuna waxay ahayd inay fudayd wax kuqaadi jireen kuna dili jireen iyada oo aan ladareemin waxayna ahayd beel fara fudud oo deganka laga taxadaro
FADLAN HADAAN WAX INTA DHAFSAN AHAYSO WAXAANU KUSIIN DOONA WADO AAD UGU DARTO BOGEENA ABTIRSI.com
