Abtirsi
Mahad Aadan Axmed
Waxaa ku Daray: James DahlXasuso Shaqsigan
Waabeel Daraawish ah oo kasoo jeeda buhoodle magacooda guudna yahay adan axmed garaad weli ma aysan yeelan axmed garad kama aysan hoosbixin
Waabeel iminka laga nastay laakiin berigi hore sida hagar iyo cali geri ayay kasinaayen xoolo dhicida iyo dhiig daadinta
Beesha reer caraale waxay katirsanayeen badi ahaan guutadi dooxatada ee darawiish taaso aad ugu jabtay xeebleyda saaxil hogaankana uu uhayey ismaacil mire oo cali geri ahaa
Magan caraale ciise caraale muufaale caraale guuleed caraale dhamaantood waakuwii ugu badnaa daraawish wax badana hada kama joogan waxaa kale oo sooraaca xildiid aamin carale oo ah bah ina jibril bah wadaagna la ah warfaa aamin
Halka maxamed aamin iyo jaamac aamin iyaguna bahwadaag yihin oo laysku dhaho bah ina faarax
