Abtirsi
Ismaaciil Jibril Xuseen
Waxaa ku Daray: WaraabeXasuso Shaqsigan
Aabe: Jibril Xuseen Abokor
Ismaaciil jibriil waa 6: yoonis iyo idareys oo bah-gobo ah, cabdalle oo garaacato nuux iyo siciid, iyo yuusuf oo warancad ah, waxan kale oo dhan waxba kama jiraan, maxamuudka halkan ina ismaaciil laga dhigay waa ina yoonis ismaaciil oo waa bah-gobo, warancadkan lasoo celceliyayna waa yuusuf ismaaciil oo isagaa warancad la yidhaa, cali ismaaciilna maba jiro.
Waxaa Qoray: Beegsi