Abtirsi
Prime Minister Abdulaahi Iise MAHAMUUD
Waxaa ku Daray: Eid OsmaanHilmaam shaqsigan
Dhashay: November 11 / 1922 ku dhashay Afgooye
Dhintay: March 11 / 1988 lagu duugay Muqdisho
Dhintay: March 11 / 1988 lagu duugay Muqdisho
Cabdullaahi Ciise, isaga oo da'diisu ay tahay 65 sano jir, ayuu ku dhintay magaalada Roma, 11-kii March, sannadkii 1988-kii.
Meydkiisii, oo calanka Soomaaliya la soo huwiyey, ayaa laga soo dejiyey magaalada Muqdisho, iyadoo sagootinta meydkiisa ay isugu soo bexeen shacab fara-badan.
Waxaa lagu aasay khabuuraha qaranka, iyadoo tacsidiisa, si wadajir ah, ay uga qayb-galeen Aaden Cabdulle Cusmaan iyo Maxamed Siyaad Barre.
