Prime Minister Abdulaahi Iise MAHAMUUD


Xasuso Shaqsigan

Dhashay: November 11 / 1922 ku dhashay Afgooye
Dhintay: March 11 / 1988 lagu duugay Muqdisho

Aabow: Iise MAHAMUUD Bidaar
Hooyow: Fadumo "Mareero" Diini Ahmed



Cabdullaahi Ciise, isaga oo da'diisu ay tahay 65 sano jir, ayuu ku dhintay magaalada Roma, 11-kii March, sannadkii 1988-kii.

Meydkiisii, oo calanka Soomaaliya la soo huwiyey, ayaa laga soo dejiyey magaalada Muqdisho, iyadoo sagootinta meydkiisa ay isugu soo bexeen shacab fara-badan.

Waxaa lagu aasay khabuuraha qaranka, iyadoo tacsidiisa, si wadajir ah, ay uga qayb-galeen Aaden Cabdulle Cusmaan iyo Maxamed Siyaad Barre.

Waxaa Qoray: Eid Osmaan


Waa inaad soo gashaa si aad ugu dartid ilmo ama maluumaad