Genealogy

  1. Olow
  2. Son of AMIR
  3. Son of BIDDE
  4. Son of NOUR
  5. Son of Lodon
  6. Son of Had
  7. Son of Ali
  8. Son of Adan
  9. Son of Urkurag
  10. Son of Yonis
  11. Son of Jibril
  12. Son of Abokor
  13. Son of Ishaq
  14. Son of Saad
  15. Son of Muse
  16. Son of Subeir
  17. Son of Abdalrahman "Habar Awal"
  18. Son of Sheikh Ishaq
  19. Son of Ahmed
  20. Son of Mahamed

Olow AMIR BIDDE


Bookmark this person



Father: AMIR BIDDE NOUR

Barnaamijka TAARIIKHDA
COLOW CAAMIR
COLOW Caamir waxa ahaa nin karti badan , nin ku fiican Qodaal ka iyo wax soo saarka Beeraha , waxa uu ahaa shaqsi niyad wanaagsan oo dadku u siman yahay oo qalbi furan .
Colow Caamir Hooyadii waa Dahabo oo Cabdala Abokor ahayd , waxay isku bah ahaayeen(isku hooyo) Xirsi iyo Geelle , oo labaduba da’ ahaan ka waynaa, oo waxa sidoo kale ay isku ilma oday(dhinaca Aabaha) walaalo ahaayeen GABOOBE , OBSIIYE , DHIMBIIL , CUMAR , XAJI CABDI , XAAWA iyo CULUS, ASKAR , oo iyaguna ahaa laba bahood oo ka yaraaa oo intuba ilma CAAMIR ah .
COLOW CAAMIR waxa uu dhalay 3 wiil iyo ilaa 4 hablood oo waliba habluhu inay ka badan karaan suurta gal ahayd oo tiro sugan aanan helin .
Caruurtiisii waxa ka mid ahaa 1. AW FAARAX COLOW 2. JAAMAC COLOW(JAAMAC BARRE) 3. CALI COLOW 4. SHAQLAN COLOW oo u dhaxday MADIGAAN oo dhashay ilma aw ibraahim , waliba aw ibraahim oo odaygeeda ahaa waxa uu ahaa inaabtigeed oo waxa dhashay XAAWA CAAMIR oo edo u ahayd SHAQLAN . Shaqlan tafiirteedii ay AYEYO u ahayd ay daggan yihiin SHABEELE oo waxa daggan Axmed Maxamuud Ibraahim aw Muxumed(hindhiso)5. FAAADUMO COLOW waxay dhashay Ilma XASAN BARRE oo reer Xareed ah , oo hablo u badan oo tafiirtoodu Gabiley daggan yihiin . 6. KHADIIJA COLOW oo u dhaxday Madigaan . iyo Gabadh aanan magaceeda helin oo u dhaxday SAMAROON , Jibriil Yonis .
Alla ha u naxariisto dhamaan waalidkeena intii dhimatay , janada na alla ha ugu deeqo .
Guul iyo Gobonimo insha alah .

Bye : C/karim Maxamed Muxumed

Taariikhdu waxbay hagtaa
Dadkuna way haybsadaan
Taariikhdu ……..

Xigasho : Taariikhdan inta ugu badan waxa laga hayaa Allaaya raxma Awoowo SH MUXUMED GABOOBE CAAMIR oo Aabo Maxamed Muxumed Cumar uu ka soo xigtay waqtiyadii uu Sh MUXUMED uu joogay Gabiley oo ay SAAWIYADA SH MUXUMED GABOOBE ay wada fadhiisan jireen , sida uu ii sheegay Aabo Maxamed Muxumed Cumar .

Written By: Gabobe

Siblings (mother not known)

  1. GABOBE AMIR BIDDE
  2. Omar AMIR BIDDE
  3. Geile AMIR BIDDE
  4. Dhimbil AMIR BIDDE
  5. Obsiye AMIR BIDDE
  6. Hirsi AMIR BIDDE
  7. H. ABDI AMIR BIDDE
  8. ULUS AMIR BIDDE
  9. HAWA AMIR BIDDE


You have to be signed in to add children or details