Genealogy

  1. ULUS
  2. Daughter of AMIR
  3. Son of BIDDE
  4. Son of NOUR
  5. Son of Lodon
  6. Son of Had
  7. Son of Ali
  8. Son of Adan
  9. Son of Urkurag
  10. Son of Yonis
  11. Son of Jibril
  12. Son of Abokor
  13. Son of Ishaq
  14. Son of Saad
  15. Son of Muse
  16. Son of Subeir
  17. Son of Abdalrahman "Habar Awal"
  18. Son of Sheikh Ishaq
  19. Son of Ahmed
  20. Son of Mahamed

ULUS AMIR BIDDE


Bookmark this person



Father: AMIR BIDDE NOUR

Barnaamijka Taariikhda
Ayeeyo CULUS CAAMIR waa mid kamida labada Hablood ee 8 WiiL ilma Caamir la dhashay , way adag tahay in taariikh rasmiya laga soo gudbiyo xubnaha qaar oo waqtigaa aanay jirin cid wax qorta ama akhrida , waqti fog na laga joogo , hadana intii aynu awoodno .
CULUS waxay u dhaxday beesha Madigaana , waxa guursaday Aw Axmed oo waxay Aw Ibraahim Aw Axmed iyo Faadumo .
Aw Ibrahim waxa uu guursaday Inaabtidii Shaqlan Colow Caamir , waxana ay la daganayeen beesha , waxay u dhashay Maxamuud iyo Sagax , Ilaa maantana tafiirtii qayb kamid ahi waxay daggan yihiin Ayardaga sida Axmed Maxamuud Aw Ibrahim(Hindhido) .
Walaalkii Sagax oo hada Sweden Joogo oo Soomaaliya ka shaqayn jiray Baananka , waa ninka leh Guryaha Sakada Ceel bardaale ee Gabiley dhinaca Galbeed ka xigta .
Waxa taariikhda lagu hayaa in hablaha la siin jiray Booto ama meel ay dagto , sidoo kale la dhaqaalayn jiray lagana war hayn jiray , waxaanad ka garataa ilaa waqtigaa in tafiir tii Haweenku qayb kamidi reerka la dagan yihiin sida Axmed Maxamuud aw Ibraahim (Hindhiso) oo Culus Ayeey u ahayd , iyo sidoo kale QAASIM aw Muxumed oo Xaawa ayeey u ahayd oo reerka Beero ku leh , waxa muhiima in la xidhiidhiyo tafiirteena , inkastoo intan dambe xidhiidhkaasi aad u hooseeyo

Written By: Gabobe

Siblings (mother not known)

  1. GABOBE AMIR BIDDE
  2. Omar AMIR BIDDE
  3. Geile AMIR BIDDE
  4. Dhimbil AMIR BIDDE
  5. Obsiye AMIR BIDDE
  6. Olow AMIR BIDDE
  7. Hirsi AMIR BIDDE
  8. H. ABDI AMIR BIDDE
  9. HAWA AMIR BIDDE


You have to be signed in to add children or details