Genealogy

  1. Omar
  2. Son of AMIR
  3. Son of BIDDE
  4. Son of NOUR
  5. Son of Lodon
  6. Son of Had
  7. Son of Ali
  8. Son of Adan
  9. Son of Urkurag
  10. Son of Yonis
  11. Son of Jibril
  12. Son of Abokor
  13. Son of Ishaq
  14. Son of Saad
  15. Son of Muse
  16. Son of Subeir
  17. Son of Abdalrahman "Habar Awal"
  18. Son of Sheikh Ishaq
  19. Son of Ahmed
  20. Son of Mahamed

Omar AMIR BIDDE


Bookmark this person



Father: AMIR BIDDE NOUR

Barnaamijka Taariikhda
Taariikhda CUMAR CAAMIR
Awoowo CUMAR CAAMIR BIDDE , Alla ha u naxariistee waxa la dhashay 9 wiil iyo 2 hablood oo kala ahaa XIRSI , COLOW , GEELE , GABOOBE , CULUS , XAAWA , OBSIIYE , ASKAR , DHIMBIIL iyo XAJI CABDI .
CUMAR CAAMIR waxa da’a ahaan ka yaraa XAJI CABDI waxana uu ku xigay dhalasho ahaan DHIMBIIL , halka walaaladii inta kale ay ka da’a ahaan ka waynaayeeen , Hooyadii waxay ahayd TOLMOON , Cumar waxa uu ahaa marka la tilmaamayo nin midabkiisu casaan ahaa , xaga dherer kana lagu tilmaamay nin dheer , waxa uu ahaa shaqsi naxariis badan , sida laga hayo Faadumo Colow oo uu adeer u ahaa oo soo gaadhay noloshisa , Marwadiisu waxay ahayd XAADSAN oo ay edo u ahayd Hooyadii TOLMOON , markaa sida cad waxay ahayd Inaabtidii , CUMAR CAAMIR , marka ay xooluhu u irmaan yihiin inuu ka war hayn jiray dadka jilicsan oo uu Fiidkii marka laga soo liso caanaha xoolaha, waxa uu marwadiisa ku odhan jiray dadka aan caawa CADAYS ama Caano ay xiraadka ku darsadaan haysan u gee , XAADSAN oo marwadiisa ahayd waxay qaadi jirtay Caanahaa waxaanay ula wareegi jirtay Dariska iyo inta ay isleedahay waa ku haboon tahay.
CUMAR CAAMIR waxa uu Dhalay 5 caruura oo kala ahaa MUXUMED CUMAR , JAAMAC CUMAR , KAAHA CUMAR , MUUMINA CUMAR , AAMINA CUMAR .
KAAHA CUMAR : waxay ahayd curadii Cumar Caamir , wali way nooshahay waxana lagu hayaaa Magaalada Harta Sheekh , waxana haysa inanteeda oo halkaa daggan, waxay u dhaxday MAKAAHIIL , Sacad Muuse , waxay dhashay Maxamed Jamac oo hadda ah CAAQIL ka Beesha ABOKOR MAKAAHIIL .
MUXUMED CUMAR : alla ha u naxariistee waxa ay tafiirtiisii ka mida SH ADAN oo daggan Burco , Maxamed Dheere oo daggan Gabiley , Xasan Dheere oo Joga Hargaysa iyo allaaya raxma CABDI , MUSE , CALI , AXMED iyo FAADUMO .
JAMAC CUMAR : allaaya raxma , badiba tafiirtiisii waxay kala jogan Gabiley iyo Shabeelle(Ayar-daga) , waxana kamida Mukhtar Jamac , Ilma Cabdi Kayd Jamac .
MUMINA CUMAR : Alla ha u naxariistee , Waxay u dhaxday MADIGAAN , waxana tafiirteedii ku dhaqan tahay deegaanka Abu-fuulaan , ee deegaanka MADAR ka ee Itoobiya .
AMINA CUMAR : waxay hada dagan tahay Degmada GEEDBLAADH , waxana ay u dhaxday Qayre Xaad , waxay dhashay ilma Maxamuud aw Xasan .
Cumar Caamir waxa uu ahaa oday xaga dhaqanka wax badan laga waydiiyo , arimaha tolka iyo xigtadiisana wax badan ka arrimin jiray .
Alla ha u naxariisto dhamaantood waalidkeen .
Diyariye : C/karim Maxamed Muxumed Cumar
Allaa mahadleh .

Written By: Gabobe

Children born by ???
  • Muhumed Omer Omar AMIR
  • Jama Omar AMIR
  • Kaha Omar AMIR
  • Mumina Omar AMIR
  • Amina Omar AMIR
  • Siblings (mother not known)

    1. GABOBE AMIR BIDDE
    2. Geile AMIR BIDDE
    3. Dhimbil AMIR BIDDE
    4. Obsiye AMIR BIDDE
    5. Olow AMIR BIDDE
    6. Hirsi AMIR BIDDE
    7. H. ABDI AMIR BIDDE
    8. ULUS AMIR BIDDE
    9. HAWA AMIR BIDDE


    You have to be signed in to add children or details