Genealogy
Dhimbil AMIR BIDDE
Written By: GabobeBookmark this person
Barnaamijka taariikhda
Taariikhda DHIMIIL CAAMIR
DHIMBIIL Caamir Bidde waxa uu ku dhalasho xigay Obsiiye Caamir , Hooyadii waxay ahayd TOLMOON , DHIMBIIL CAAMIR waxa uu ahaa shaqsi cibaado badan , wanaagsan , waxa uu ahaa shaqsi ju sifoobay qof dadku ka nabad galeen , waxa uu dhalay 9 caruura oo kala ah:
1.ARDO 2.AXMED 3.CISMAAN 4.MAKO 5.KHADIIJA 6.XALWO 7.MARYAN 8.CIBAADO 9.FAADUMO.
1.ARDO DHIMBIIL oo ahayd curadii Dhimbiil allaaya raxma , waxay u dhaxday MADIGAAN , tafiirteediina waxay daggan yihiin lafta Kidiga ee Itoobiya 2.AXMED DHIMBIIL ahaa alaaya raxma Madiga kaliya ee tafiirmay ee ina Dhimbiil ah oo dhalay CIISE , ISMACIL , C/NASIR , AAMINA , XALIIMO , CAASHA . 3. CISMAAN DHIMBIIL oo ahaa wiil yaraan ku dhintay isagoo 9 jir ah 4. MAKO DHIMBIIL oo u dhaxday Cabdala abokor , reer Cumar Ismaaciil , waxay dhashay Ilma Odawaa , sida Maxamaed Odawaa oo ahaa musharax baarlamaankii 2005 tii , 5. KHADIJA oo u dhaxday Cabdala abokor , reer Xoosh Ismaaciil , caruurtteedu waxay daggan yihiin Dagmada Allaybaday 6. XALWO allaaya raxma waxay u dhaxday Cabadala abokor reer Xoosh Ismaaciil waxana loogu xigsiisamay 7. MARYAMA oo hada joogta Hargaysa .8 CIBAADO allaaya raxma waxay u dhaxday AFGAAB MUUSE , 9. FAADUMO allaaya raxma wxay u dhaxday Xusseen abokor , reer shirdoon , caruurteedii waxay daggan yihiin Hargaysa . DHIMBIIL CAAMIR , iyo dhamaan waalidkeen alla ha u naxariisto .
