Genealogy

  1. Geile
  2. Son of AMIR
  3. Son of BIDDE
  4. Son of NOUR
  5. Son of Lodon
  6. Son of Had
  7. Son of Ali
  8. Son of Adan
  9. Son of Urkurag
  10. Son of Yonis
  11. Son of Jibril
  12. Son of Abokor
  13. Son of Ishaq
  14. Son of Saad
  15. Son of Muse
  16. Son of Subeir
  17. Son of Abdalrahman "Habar Awal"
  18. Son of Sheikh Ishaq
  19. Son of Ahmed
  20. Son of Mahamed

Geile AMIR BIDDE


Bookmark this person



Father: AMIR BIDDE NOUR

Barnaamijka Taariikhda manta waxaynu ku soo qaadananaa .....
Taariikhda GEELLE CAAMIR
Awoowo Geelle Caamir, allaaya raxma , waxa uu dhalasho ahaan ku xigay Xirsi Caamir oo ahaa curadkii . Geelle Caamir waxa uu dhalay 3 wiil iyo 2 dumar ah . Geelle Caamir hooyadii waxay ahayd Dahabo .
Geelle Caamir , shaqsiyan marka la tilmaamayo , kamaynaan helin cid xog rasmi ah ka soo gudbisa tilmaamihiisii iyo dabeecadihiisii , laakiin waxa la ii soo gudibiyay in Wiilkiisii AADAN GEELLE inuu ahaa nin dheer , laf wayn , madow .
Geelle waxa uu dhalay 3 rag ah iyo 2 dumara oo kala ahaa
1.Adan Geeelle 2. Cilmi Geelle 3. Muxumed Geelle 4. Labada hablood magacyadooda maan helin .
Inta badan tafiirta Geelle Caamir waxa ay daggan yihiin ku na tafiirmeen oo ay beerahoodu ku yaalaan Guriga Banka Wajaale ee guriga Nuur Loodoon oo dhinaca bari na ka xigta Beeraha Juuqda , waxana sidoo kale u dhaw yihii Beeraha Beesha Baha Jibriil .
1. Adan Geelle waxa uu dhalay a) Muuse Aadan b) Maxamuud Adan oo ka tirsan ciidanka Police ka Hargaysa c) Ismaaciil Aadan oo daggan deegaanka Dhextaal ee Madarka ee u dhaw Gobyarta
d) Khadar Aadan-wuxuu daggan yahay wajaale e) Cabdi Aadan – allaaya raxma oo geeriyooday iyo laba hablood
2) Cilmi Geelle – waxa uu ku biiray ciidamadii talyaaniga ee ka qayb galay dagaalkiii 2aad ee adduunka , waxana dadka ugu war dambaysay waqtigii uu u safray talyaaniga , allaaya raxma .
3) Muxumed Geelle – allaaya raxma wax dad ah kama tagin .

Written By: Gabobe

Siblings (mother not known)

  1. GABOBE AMIR BIDDE
  2. Omar AMIR BIDDE
  3. Dhimbil AMIR BIDDE
  4. Obsiye AMIR BIDDE
  5. Olow AMIR BIDDE
  6. Hirsi AMIR BIDDE
  7. H. ABDI AMIR BIDDE
  8. ULUS AMIR BIDDE
  9. HAWA AMIR BIDDE


You have to be signed in to add children or details