Bogga Hore

Qabaailka Soomaliya

Written By: geellegaroomeed

Madaxcade waa qabiil soomaaliyeed oo daga meelo badan oo ka tirsan somalia, ethiopia iyo djabuti waana sida badan qabiil aad ugu caan baxay dhulka aay ka degan yihiin wadamadaa aan soo sheegna geesinimo iyo wanaag aad u tiro badan lkn waxaa uu murun ka jiraa.......

Written By: Sunanmuse2

Limo amanrer
Mahad ka taqana afarta limo amanrer
1.hawrarsame amanrer
2 radamir. amanrer
3 Talha. amanrer
4 Wagardhac. amanrer

Written By: Habeeb

BAAHALE Waa Qabiil ka mid ah qabaa'ilda OGAADEEN ABSAME.Waana qabiilka ugu Balaadhan Tiro ahaan beelaha Darood lsmaciil! wxaad mooda in aynan sixi karin ABTIRSIINTISA Dad badan oo ka so jeeda beelweyntan

BAAHALE(Habar Siciid)--------MUUSE---------YUUSUF--------KAANTE--------KULUBKAN-------MIRWALAAL--------BAR WAAQ---------TAGAAL WAAQ--------OGAADEEN--------ABSAME---------KUUMADE-------KABLALAX----------DAROOD

Written By: INAMUKTAAR330

NOOLAYS 1.Muuse Noolays (IDIFACLE) 2.CABDILE NOOLAYS (DAANWEENE) 3.MAXAMED NOOLAYS IDIFCALE WAA QABIIL SOOMAALIEED OO DAGA MEELO BADAN OO KATIRSAN SOOMAALIYA IYO ETHOPIA IYO KENYA WAANA REERO KU CAAN BAXAY WANAAG GEESINIMO IYO GABANIMO

Written By: jmn2016

Loobage Faqi Omar of SHeekhaal had four sons.
1-Caagane Loobage.
2-Sacdi Loobage.
3-Tolweyne loobage.
4-Abdi Loobage.

Written By: mhussein64

In the af-soomaali could you please change "isim" to "magac"? Isim isn't really Somali, it's stolen from Arabic.

Written By: InaCabdulqaadir

Waa inaad soo gashaa si aad ugu dartid ilmo ama macluumaad